600 War Deg Deg Ah Daawo sawiro:-Ergadii Daarood Oo Hada Ka Baxday Koonfurta Sool. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo sawiro:-Ergadii Daarood Oo Hada Ka Baxday Koonfurta Sool.

Waxaa Saaka Koonfurta gobolka Sool ka baxay Ergooyinka labadii dhinac ee Colaadu dhexmartay iyo Isimadii dhaqanka ee ku Jiray Howsha Nabadda, kuwaasi oo Jig-jiga uga Qayb gelaya Gogol nabadeed oo uu Fidiyey Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumud Cumar [ Cagjar ]

 

Dhowaan ayaa waxaa Labada Beelood Qaateen Xabad Joojin Shuruud la’aan Iyo Nabad, Waxaana Gogosha la dhigay magaalada Jigjiga, Waxay sidoo kale iska soo xuleen labada dhinac 42 Xubnood.

 

Garaad Kulmiye oo dhowaan ka hadlayey Go’aanka Jigjiga lagu dhigay Gogosha Nabadda ayaa sheegay 12 jeer oo Hore lagu Qabtay dhinaca soomaaliya, Labada Beeloodna ay degaan Labada dhinacba, Markaana lagu eegayo Jigjiga.

 

Madaxwaynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa sidoo kale waxaa lagu xasuustaa Gurmadkii uu deegaanka dadkii ay Colaadu ku samaaysay u fidiyey.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...
Deg Deg Daawo:Ciidan Beeleed kaga Dhawaaqay Dagaal ka dhan AH Farmaajo Muqdisho,
- Jan 10, 2021
Maleeshiyaad beeleed aad u hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa muqdisho kaga ...