Buuhoodle{Khaatumonews}Ehelada Dadkii ku dhintay Qaraxii ka Dhacay Buuhoodle oo beeniyey in Puntland Sheegtay in Kiisii Qaraxu uu dhamaatay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Dhinaca kale ehelada Dadkii Qaraxaasi ku dhintay Ayaan beeniyey War ka soo Baxay Boqor Abdilaahi Ahmed Cali oo sheegay in kiisaasi uu soo afjarmay,

 

Ehelada Dadki ku Dhintay Qaraxii Buuhoodle ayaa sheegay inay Boqor abdilaahi Faah faahin uga fadhiyaan.

 

Beesha Khaalid ayaa Maanta Warbaahinta la hadashay sheegtayna in Boqor Cabdilaahi Dabagooye Soo Gudbiyay Fariin Ah Kiiskii Qaraxa Buuhoodle oo lagu eed tiraayo Nin iyo Xaaskii.

 

Si kastaba ha ahaate hadalkan ka soo yeedhay Boqor cabdilaahi dabgooye Ee beesha khaalid Soo Xigatay ayaa muujiyay Isku dhac UU abuuray Boqorku.

Khaatumonews.com