600 Deg Deg:Gudigii Nabada Qayaad iyo Bahrarsame Oo Magacowday 13 Xubnod, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Gudigii Nabada Qayaad iyo Bahrarsame Oo Magacowday 13 Xubnod,

Madasha Gurmadka iyo ka soo kabashada coolaada ayaa fadhigeeda laga dhigay deegaanka Dhagax-Isguro oo dhumay u jirta lix kilo mitir.

Waxaana lamagacaabay 13 xubnood si loo caawiyo dadka dhibtu gaadhay halka gogoshuna ay ka socnayso jigjiga waxaana gudidaas madax looga dhigay sh Cabdi waaxid xaashi,

Waxaana gudidaas ku dhawaaqay Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Islaam Ciise Islaam Maxamed Garaad Saleebaan Buraale Iimaam Cabdi wahaab maxamuud guray

Waxaana halkaas isna kahadlau Sh cabdi waaxid xaashi oo bulshada ugu baaqay in loo gurmado dadkii dhibtu ku dhacday.

By Abdikariin Olol

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...