Garoowe{Khaatumonews}Madaxweymnaha maamulka Puntland ee Abdi weli Gaas ayaa weeraray dowladda Somaliya ee uu ku eedeeyay in ay boob wadaan

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Dhagayso

Isaga oo marti ku ahaa barnaamijka wicitaanka VOA Somali ayuu ku sheegay in dowlada Somaliya ay dooneyso sida uu hadalka u dhigay in ay isku darsadaan walibana isku koobto awoodaha awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda .

 

Waxa uu hoosta ka xariiqay in maamulada gobolada dalka ay masuuliyad ka saaraan tahay shacaabkooda , halka uu sidoo kale uu soo hadal qaaday is casilaaddii Shariif Xasan ee maamulka koonfur goboleedka

 

Waxaad Maqlasa Dawlada oo leh Mushaar ayaanu Sinay Ciidaamo Shaqaalaha Ayaanu Siinay Mushahaar ogow maaha Shaqaalaha iyo ciidanka ay Mushahaarka ay siiyen mid Dhaafsan Xamar kuwa jooga’ayuu yidh gaas.