Maamulka SNMÂ ee fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa ayaa shaaca ka qaaday in maxkamadayn iyo dacwado kala duwan oo la soo oogey kadib ay xukumo culus oo dil ah ku fulin doonaan maxaabiis tiro badan.
Halkan Ka Daawo Video
Xeer ilaaliyaha guud ee maamulka SNM oo warfidiyeenka qaar kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa soo bandhigay tirada maxaabiista ay toogan doonaan xilli ay soo baxayeen xukumo lagu rido maxaabiis lagu qabtay jiidaha hore.