Buuhoodle(Khaatumonews)Mudo waxaa ka socday  Magaalada Garoowe Baadhitaan Xoogan oo lagu hayay Xiis Cali yare Qawdhan iyo Marwadiisa Fardows Cali jaamac Oo Ahaa Labadii Shaqsi ee Loo Qabtay Qaraxii ka dhacay Aug 1, 2018 Buuhoodle.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Sarakiisha gacanta Ku haysay  qaraxan waxaa ay Ku Dhawaaqen in aysan labada qof wax shaqo ah ku lahayn qaraxaasi mudo sadex bilood ah oo baadhitaan xoogan socday kadib,

 

Hadaba Beesha Khaalifd oo u ka soo jeeday Xiis Cali yare Qawdhan waxaa ay Soodhaweeyen Go aanka xalaasha ah ee ka soo yeedhaySarakiisha iyo Sirdoonkii gacanta Ku hayay kiiskaasi oo ka Bari yeelay beeshaasi Masiibadii ka dhacday Buuhoodle Ee Lagu Dilay cabdifatax Rotman iyo Ex wasiir maxamuud Doolaal

.