Buuhoodle{Khaatumonews}aaqil Maxamed Saleebaan Cawad oo dhawaan beeshiisu ay u dooratay in uu hogaamiyo ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweyay magaalada Buhoodle ee xarunta gobolka Cayne .
Duleedka degmada Buuhoodle waxaa uga hortagay oo caaqilka ku soo dhaweeyay Isimo, Nabadoon , Cuqaal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan . Caleema saarka caaqilka ayaa dhawaan waxaa lagu qaban doonaa magaalada Buuhodle