DAAWO VIDEO:–Oday Majeerteen Ah Oo Sheegay Waxa DHULBAHANTE Ubaahan yahay,

Garoowe{Khaatumonews}Mid kamid ah Odayaasha Majeerteen ayaa Daaha Kq aaday waxa Beesha Dhulbahnate u baahan tahay ee Ka saari Karta Jaah Waeerrsa Ama U Kal Ruxlaynta Hargasa iyo garoowe,

 Halkan Ka Daawo Video

‘Gobolkan Sool nimanka degen waxay raacaan Leader (hogaan) sidoda waxa hogaansha leader, sayid maxamad cabdile xasan waad ogeydeen , maxamad siyad bare waad ogeydeen, cabdulahi yuusuf waad ogeydeen , leader aya hogaansha reer sool, iyagi hadi laga waayey hogaamiye yaanla canaan , waa inla raadiyo leader ay raacan reer sool, hadi leader lawaayo iyagu waa ay iska dabo wareegayan inaguna Waxan oranayna iyagaan dalkooda rabin oo gumeysi raba’ayuu yidhi Mid kamid ah Odayaasha Garoowe.