Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga.
Galaasyaduna waxay kala yihiin:

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

1) Hingaad bilow ah

2) Quraan bilow iyo dhexdhexaad ah

3) Tafsiir bilow iyo dhexdhexaad ah

4) Axkaaam

5)tawxiid iyo tajwiidka quraanka

6)axaadiista rasuulka SCW

7)Sirada rasuulka SCW

Kala Xiriir +254722773579

Ama Websitika http://xifdulquraan.com/