Waxaa maanta Magaalada Dhumay Duleedkeeda lagu Soodhaweyey Wefti odayaal ah oo ka sodca Beesha Garxajis kuwaaso waday gargaar ay ugu Tao galen dadkii ku wax yeeloobay Colaada Dhumay.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Garxajis oo ay Hormuud u yihiin Beesha habar yoonis ayaa Lagu Qaabilay Gacmo Furan Xili Kooxda jeegaanta Ee U Hogaaminaayay Maxamed Kaahin ku Xaniban yihin  Laascaanood.

 

Waa ergadii ugu Horeeysay Ee Beesha daarood U Ogolaato inay Soo Booqdan Hawsha Nabadeenta Beelaha Dhulbahante iyadoo Hada Ergada daarood Ku Wajahan tahay Jigjiga oo gogosha Nabadu ka Furmayso.