DEG DEG:(DAAWO)Mid kamid ah Aqoon yahanada SSC oo Muqdisho kaga dhawaaqay war ka nixiyey Isimadda Dhulbahante & Shirka JigJiga oo…..

Proff. Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kamid ah aqoon yahanada deegaanada SSC ayaa ka hadlay shirka nabadeynta Beelaha Qayaad iyo Baharasame ay ka dhex wado dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia iyo isimo ka socda dhulka Soomaalida Ethiopia, waxaana uu ku eedeeyey in Somaliland ay ka dambaysay dagaaladii ka dhacay deegaanka Dhumay iyo sidoo kale colaada u dhaxaysa labada beelood ee walaalaha ah.

RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Isimadda dhaqanka deegaanada SSC ayuu ku baaqay in aysan ka qayb galin shirka JigJiga iyo gogosha nabadeed ee la dhigay, isagoona sheegay in ay ku fashilmeen xal u helida labada beelood.