Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada Hargaysa ayaa Ka hadlay Khasaaraha Soo gaadhay Shacabka SNM mudadii uu Xilka Hayay Islamarkaana waxaa uu sheegay in 3800 oo Meheradood Kaceen Sanadkii Muuse Biixi Talada a haysay
Halkan Ka Daawo Video
2018-11-10