600 War Deg Deg Ah Daawo Sawiro:Qarax Ka Dhacay Iridka Madaxtooyada Soomaaliya. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Sawiro:Qarax Ka Dhacay Iridka Madaxtooyada Soomaaliya.

Muqdisho{Khaatumonews}War goor dhow ku soo dhacay warqabadka Khaatumonews ayaa sheegaya in qarax ka dhacay meel aan wax badan ka fogeyn xarunta Madaxtooyada Somalia.

 

Sida warku sheegayo gaari qarax lagu soo xiray ayaa ku qarxay agagaarka xarunta bankiga IBS oo ku yaalla meel ku dhow halka loo yaqaano beera Nabada.

 

Warka ayaa intaas ku daraya in gaariga qarxay uu ku dhintay ninkii watay, waxaana ka caay dab aad u xoogan oo khasaare u geystay maqaayad halkaas ku taalla oo la yiraahdo London gate.

 

Qaac fara badan iyo uuro ayaa cirka isku shareertay kuwaasoo ka dhashay holac ka dhashay dabka qabsaday gaariga qarxay ciidamada amniga.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...