600 War Deg Deg Ah:-Maxamed Kaahin Oo Dib Ugu Laabanaya Hargaysa Kadib Go aan Ka Soo Baxay Beesha Daarood Ee Gacanta Ku Haysa Nabadeenta Qayaad iyo Bahrarsame. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:-Maxamed Kaahin Oo Dib Ugu Laabanaya Hargaysa Kadib Go aan Ka Soo Baxay Beesha Daarood Ee Gacanta Ku Haysa Nabadeenta Qayaad iyo Bahrarsame.

Laascaanood{Khaatumonews}Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka SNM maxamed Kaahin oo maalintii shalay ahayd Soo gaadhay magaalada laascaanood Si uu u Gacan galiyo nabada Beelah Qayaad iyo Bahrarsame ayaa La kulmay Dharbaaxo Culus.

 

Gudiga Gacanta Ku haya Nabada Beelaha qayaad iyo bahrarsame OO Kaashanaya dawlada Itoobiya ayaa Usheegay Maxamed Kaahin iyo Xubnaha U wato inaysan Soo faro galin karin  Nabadeenta.

 

Maxamed Kaahin waxaa uu si cad u sheegay in uu awalba waday wuxuu ugu yeedhay Danta Dhulbahante hadiise ay Diiden in uu ku laabanaayo Hargaysa.

Waji Gabaxa Uu la kulmay Maxamed Kaahin ayaa yimid Kadib markii dhamaan Dhulkii Beeluhu ku Dagaalamen Ay La wareegen Ciidamamo Culus Ka socda Dawlada Fadaraalka Itoobiya Islamarkaana Gacan Bir ah ay ku hayan Nabada Beesha Daarood.

 

Maamulka SNm  waxaa dhabar Jab labaad ku sii Noqday oo u diiday in ay Wax samayn ah Ku yeeshan Waanwaanta Beesha Qayaad oo Shuruud Ka dhigtay in aysan Gogosha Imaanen Hadi wax Lug Ku leh SNm ay Soo faro galiyan.

Lasoco Wixii Soo Kordha Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...