Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Balidhig Ayaa Si kulul Uga Hadlay Xaalada Nabadeenta Dhumay iyo Faro galin ay Doonayaan Maamulka SNm inay Ku sameeyan.
Halkan Ka Daawo Video
Masuulkan u hadlay Puntland waxaa uu sheegay in Aysan Ogolaan Doonin In Maamulka SNM Wax Faro galin ah Ku Sameeyo Nabadeenta Beelaha Daarood Gacanta ku hayan isagoona Gunaanadkii Sheegay in Ay Weerari Doonan Xubnaha SNm laascaanood Ku sugan.