600 Deg Deg Daawo sawiro:Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La yeeshay Masuulkii Ka Danbeeyay Wadadii lagu Jabiyay Shariif Xasan. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La yeeshay Masuulkii Ka Danbeeyay Wadadii lagu Jabiyay Shariif Xasan.

Muqdisho{Khaatumonews}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan is xogwareysi ah madaxtooyada kula yeeshay Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sh.Craxmaan.

 

Madaxweynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha baarlamaanka ayaa kulankooda wuxuu ku saabsanaa iska xogwareysiga xaaladda guud ee dalka iyo shaqooyinka horyaala baarlamaanka Soomaaliya.

 

Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa sidoo kale ka hadlay sidii loo dar-dargelin lahaa xoojinta iyo wada shaqeynta laamaha kala duwan ee Dowladda.

 

Maxamed Mursal, ayaa doorweyn ku lahaa in xildhibaanada Koonfur Galbeed ay yimaadaan magaalada Muqdisho, taasi oo culees ku noqotay Shariif Xasan Sheikh Aadan oo ugu dambeyn shalay tanaasulaad sameeyay.
Kadib Iscasilaada Shariif Xasan, waxaa jira walaac soo kordhay oo ah in Shariif Xasan lala damacsan yahay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo caqabad ku noqon doonto haddii ay dhacdo xukuumada iyo xafiiska madaxweynaha.

Shariif Xasan, ayaanan la ogeyn ciyaarta cusub ee ciyaari doono, waxaase muddadii uu siyaasadda Soomaaliya ku jiray ahaa ruux heystay taageerada Ethiopia oo wax badan ka sameeyay Soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...