Deg Deg Daawo Sawiro:Ciidanka Itoobiya Oo Ka Soo Muuqday Koonfurta Sool

Ciidanka Gaarka ah ee Liyuu booliska ee dawlad deegaanka Soomaalida oo si weyn caawimo ugu qaybinaya dadkii ku barakacay Dharkayn geeyo.

Caawimadaas ayaa waxa ay qayb ka tahay gargaarkii uu soo diray Mdaxweynaha dowlada deegaanka somalida Mustafa Muxumud Cumar oo si toos ah gacanta ugu haya hawsha Maamulka ee Nabaynta ee labada Beelood .

Kornayl Shugri Jaamac Muuse,iyo hogaanka nabad galyada iyo cadaalada ee Gobolka doolo Cabdilaahi Axmed Cabdi oo iyagu howshan maamulayey

 

Kornayl shuri jaamac Muuse oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in ay adkaynayaan nabada waxana uu ugu baaqay beelaha walaaha ah in ay nabad galyada ilaaaliyaan.

Sawirada iyo Qoraalka C/Kariin Olol