War Deg Deg Daawo Video:Taliyaha Ciidanka Puntland Oo Tukaraq Gaadhay Kuna Dhawaaqay Dagaal Lagu Jebiyo Maleeshiyada Isaaq,

Garoowe{Khaatumonews}Taliyaha guud ee ciidamada Darwaashta Puntland C/shukri Cabdilaahi oo xilkii kala wareegay Taliyihii hore ee ciidamada Daraawshta Puntland Siciid Dheere ,ayaa sheegay in ay ciidamada u diyaar garoobaan dagaal lagu soo celinayo dhulka maqan laguna midaynayo shacabka Puntland isla markaana ay haysto somaliland.

Halkan Ka Daawo Video

Dhanka kalena, Sarreeye guuto Cabdishukri Cabdullaahi ayaa waxa uu sheegay in ciidamada ay heli doonaan xuquuqda ka maqan,isla markaana aysan jiri doniin ciidamo la gadooda mushaar la’aan hadda wixii ka dambeeya.