Waxaa Magaalada laascaanood Soo gaahay maxamed kaahin wasiirka arrimaha Gudaha SNm akaaso markii uu yimdi Diiday in uu la hadlo Warbaahinta.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Horgal gargaar oo ah Badhasaabka Jeegaanta Ugu magacaaban Gobolka sool Oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in maamulka snm geenaayo ciidaamo goobaha colaada beelaha qayaad iyo bahrarsame.
Maleeshiyaadkan iyo qorshahan ina kaahin wado ayaa la doonaya in lagu afduubto nabadeenta beesha daarood iyo ismaamulka somalida itoobiya ay ku hayan gacanta.