Laascaanood{Khaatumonews}Sida aanu xalay idiin ku sii sheegnay waxaa hada soo gaadhay magaalada laascaanood wafdi ka socda Maamulka SNm,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Wafdigan ayaa Waxaa hogaaminaya Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Waxaana ku wehelinayey saarkiisa Wasaarada Biyaha Hawlaha guud iyo sidoo kale xubno kale.
Wafdigan ayaa sheegay in ay u socdaan sidii ay u heshiisiin lahaayeen laba beelood oo dhawaan dagaal fool xun ku dhex marey deegaanka Dhumey ee gobolka Sool .
Kooxdan Maxamed Kaahin Hogaaminayo ayaa qorshahoodu yahay afduub ka dhan ah gogosha nabada ee beelaha daarood Gacanta Ku hayan.