Laascaanood{Khaatumonews}Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha SNM Maxamed Kaahin Ayaa Ku Soo Wajahan Maalinta Bari Ah Magaalada Laascaanood.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!
Waftiga ayaa Caawa Ku Sugan Degmada Caynabo Beri ayayna Imaanayaan Magaalada Laascanood.
Imaatinka Waftiga Maxamed Kaahin ayaa Ku Soo Beegmaysa Xili Labada Beelood ee Dhumay Ku Dagaalamay Beel Kamida ay Wacad Ku Mareen Inaysan Aqbali Doonin Nabada Hadii Maamulka SNM Soo Dhexgalo Nabadaynta.
Beesha Dhulbahante ayaa waxaa mudooyinkan wado kala baxay Maxamed Kaahin oo la xasuusto sidii uu uga qeyb qaadan jiray dagaaladii habar Jeclo iyo Dhulbahante waxaana layaab leh in maanta ina kaahin Ku muquunsho Dhulbahante Taladiisa,
Si kastaba ha ahaate waxaa Xusid Mudan in Beesha Daarood Oo gacanta Ku haysa Nabadeenta ay Ka Mamnuucday Hawsha Nabada wax maamul ah Balse is maqiiqa ina kaahin iyo maamulka snm ayaa u muuqda mid fashilinaya nabadeenta.
Khaatumonews.com