Deg Deg Daawo Video:Ergayga Qaramada Midoobe Ee Soomaaliya Oo Bahdilay Maamulka Somaliland,

Hargaysa{Khaatumonews}Maamulka Somaliland Oo Isku Aqoonsan in uu ka Goostay Soomaaliya Inteeda kale ayaa Marka ay soo booqdan madax ka socota beesha caalamka waxaa ay Warbaahinta iyo madaxda SNm Ugu yeedhan Sidan oo kale‘ Ergayga somalia iyo somaliland.’

Halkan Ka Daawo Video

Hadaba Dhawaan waxaa soo gaadhay Hargaysa Ergayga Qaramada midoobe u qaabilsan Soosmaaliya Haysom Kaaso Markii uu Ka laabtay Hargaysa Bartiisa Tiwiterka Ku baahiyay Qoraal uu uga hadlaayo Booqashadii uu Hargaysa ku tagay waxaana uu yidhi’waxaan Safar ku tegay Gobol kamid ah soomaaliya oo la dhaho Waqooyi Galbeed’

 

Intaas Kadib Maamulka somaliland Xubno kamid ah Oo ka cadhooday hadalkaasi waxaa ay soo jeediyen In deegaanka SNM Laga Mamnuuco ergayga.