Deg Deg Daawo Video:-Waraysi Kulul Musharax Jebiye Oo Ka Hadlay Gobolada Maqan EE Sool iyo sanaag.

Shabakada Khaatumonews.com waxaa ay halkani idiin usOo Gudbinaysa Muqaalka Waraysi xaasaasi ah oo Wariye jaamac Dabarani la yeeshay Musharax Maxamuud Khaliif Jebiye oo U Ordaaya xilka Madaxweyne Nimo Ee Puntland,

Halkan Ka Daawo Video

Jebiye Oo ah Musharaxa Ganacsade ah waxaa uu Rajo weyn a qaba in uu u Guulaysto Xilka madaxweyne nimo ee Puntland Hadiiba Doorasho Dhacdo,

 

Musharaxa waxaa Uu Si dheer Uga Hadlay Gobolada Sool saganaag  Oo Mudo Ku jira Gacanta Cadowga.