Mid kamid ah Musharixiinta U ordaaya xilka madaxweyne Ee puntoand Ayaa Wadanka Maraykanka kaga dhawaaqay Qorshaha Uga dajisan Gobolka Sool oo mudo 12 Sano ah Ku jira Gacanta Jabhada SNM.
Halkan Ka Daawo Video
Musharax Jeeni Qaar oo ka hadlaaya Qorshihiisa laascaanood ayaa yidhi sidan”Gobolka Sool gaar ahaan Deegaanka Yagoori waxaan Ka dhisaya Garoon weyn oo Diyaaradeed Mudo lix bilood ah Ayaan Gacanla Puntland Ku Soo calinaya laascaanood Kadib jaamacad Ciidan ayaan ka dhisaya Magaalada’