Sida Aanu Wararkii Hore Xalay idiin kusoo gudbinay waxaa weerar Qorshaysan Ciidanka Khaatumo iyo kuwa Puntland kU fuliyen Maleeshiyaadka SNm ee Duleedka Tukaraq.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Dagaalkii Xalay waxaa ka dhashay khasaare Naf iyo Gaadiid oo Soo gaadhay maleeshiyaadka SNM Ee Deegaanka Ku Sugan.

 

Sarkaal La hadlay Khaatumonews.com saaka waxaa uu Noo Xaqiijiyay in Gaadiid ay Ka Guben maleeshiyaadka Sidoo kalana Dhaawac iyo mayd Saaka La geeyay taliska Goojacade ee SNm Ku leedahay Duleedka Laascaanood.

 

Goobtii Dagaalku ka dhacay  Xalay waxaa Saaka  ka taagan xiisad Culus Iyadoo markasta la filan karo dagaal Ka Qarxa Jiidaasi.

KHAATUMONEWS.COM