Laascaanood{Khaatumonews} Wararkii Ugu danbeeyay Ee Shabakada Khaatumonews.com ka Helayso Xaalada Nabadeenta Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame ayaa Ku waramaya in meel wacan Hawshu Marayso.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Qaar Kamid Ah Gudiga Hawshan Nabadeenta Ku Jira Oo caawa La Hadlay khaatumonews waxaa Ay Sheegen In Labada Beelood Aqbalen Nabada.

 

Dhanka Kale Hawsha Nabadeenta ayaa Laga Mamnuucay Cid aan ahayn beesha daarood Iyado laga Joojiyay Dhamaan Umada kale Iyo Cid Kasto U Aanowda Maamulada Ama Siyaasada aan ka ahayn Ismaamulka Somaalida ee Itoobiya.

 

Si Kastaba ha ahaate Waxaa hada ay Sheegen Gudigu in Loo Balan sanyahay Goobtii Nabadeenta Oo la Cayimo.