Deg Deg Daawo Video:Xildhibaan Siraadle Oo Karbaashay Maamulka Isaaq,

Xildhibaan Siciid Siraadle oo kamid ah Golaha Wakiilada Maamulka SNm ahna Xubnaha Ka soo jeeda  Deegaanka SSC ayaa Maanta war cad ka Hor jeediyay maamulka Isaaq,

Halkan Ka Daawo Video

‘In aanu ka Sii Mid ahano maamulka ISaaq Dhici mayso Dibna U ahaan Mayno Markhaati Beenalayaal hadaan dagdag loo furin Dastuurka Oo an wax lawada qeybsan waa iska Casilaya xubintan kolay anigu ‘ ayuu yidhi Siraade¬†