War Deg Deg Ah:C/wali Gaas Oo Xayiraad Saaray Qaar kamid ah Culimada Ictisam,

Madaxweynaha Puntand ayaa maanta Xilkii Gudoomiyaha culimada Ictisam ee garoowe Ka qaaday kadib markii uu ku Dhex Milmay siyaasada dawlada Soomaaliya iyo maamulada kagana hadlay masaajida garoowe arrimaha siyaasada.

 

Gaas ayaa sidoo kale ka mamnuucay Sheekh mukhtaar in uu ka jeediyo qudbado Masaajida garoowe Kadib markii loo aqoonsaday Sheikh Siyasadeed Dhaafay xadkii Culimo nimo.