Deg Deg Daawo Video:Wiil Uu Dhalay Faroole Oo Qarxiyay Sir Culus+Xaalada Puntland

Maxamed Cabdiraxmaan Faroole Oo Udhalay madaxweynihii Hore Puntland ayaa Waraysi Xaasaasi ah siiyay Hada SBSTv waxaa uu ka Hadlay xaalada Puntland iyo Musharixiinta Kala duwan ku sugan garoowe iyo Arrimo badan oo Sir Ah.

Halkan Ka Daawo Video