Deg Deg Daawo Video:Maleeshiyaad Ku Sugan laascaanood Oo Digniin Soo Saaray,

Xili amaanka Magaalada laascaanood uu yahay mid maraya meel xun islamarkaana shacabka ku sugan magaalada ay u hubaysan yihiin siyaabo kala duwan loona kala sito hubka ayaa arrinkaasi waxaa ka qeyliyay maleeshiyaadka Maamulka SNm ku sugan laascaanood.

Halkan Ka Daawo Video

Taliyaha Booliska SNM ee laascaanood oo maanta warbaahinta la hadlay waxaa uu ka digay hubka lagu dhexwado gudaha laascaanood ee shacabku ku hubaysan yihiin.