Hargaysa{Khaatumonews.com}Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa Maanta gaaray Magaalada Hargeysa Nicholas Haysom ayaa Magaalada Hargeysa kulan kula qaatay Muuse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo Video
Ergaysa ayaa Kulan uu la qaatay muuse Biixi kadib shaaciyay arrimaha laga wadahadlay oo ay ugu weynay Xaalada Amniga wadahadalka Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland Xisada tukaraq oo lagu dhameeyo Nabad