Odayaasha Beesha Bahrarsame oo Warbaahinta kula hadlay maanta magaalada laascaanood waxaa ay fariin calaacal ah u diren hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi iyo Beesha habar jeclo,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Sida ku cad Hadalka odayaasha Bahrarsame waxaa mudo 9 sano ah U afduuban Beesha habar jeclo labo nin oo ka soo jeeda Beesha Bahrarsame kuwaaso Loo haysto Dilka Nin kamid ahaa maeeshiyaadka SNM oo lagu Dilay laascaanood.
Hoos Ka Daawo muqaalkka War aad U liida Oo ka soo yeedhay Odayaasha Kuna Wajahan cadowgaSSC,