600 Deg Deg Daawo Video:Aqalka Sare Oo Soo Saaray War Lid Ku Ah Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre> | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Aqalka Sare Oo Soo Saaray War Lid Ku Ah Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre>

Golaha Aqalka Sare Ee Dalka ayaa waxay kulan ku yeesheen Maanta Magaalada Muqdisho iyagoo Arimo kala duwan kulankooda uga hadlay.

Halkan Ka Daawo Video

Gudiyada Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa waxa ay ka digeen fara gelin lagu sameeyo Doorashadaas.

 

Kulanka ayaa saacado qaatay iyadoo laga hadlay Arimaha Doorashooyinka Maamul Gobolleedyada ka dhacaya.

 

Si gaar ah doorashada ugu soo horeysa ayaa la sheegay ee ka dhaceysa K/Galbeed inay tahay mid ahmiyad mudan laguna kala ogaan doono sida fara gelinta saameyn ugu leedahay iyo in kale.

 

Cali Maxamed Jaamac Xog hayaha Gudiyada Joogtada Golaha Aqalka Sare ayaa warbaahinta uga warbixiyey Qodobada laga soo saaray kulankoodii maanta iyo fariinta ay dirayaan Goluhu.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...