
Ergada nabadeenta Beelaha qayaad io Bahrarsame Ee isaga kala yimid Jigjiga Garoowe laascaanood iyo Buuhoode ayaa Baaq Culus U diray Cidasta oo gacan U fidiin arta dadka Deegaankaasi.
Halkan Ka Daawo Video
Isimada Daarood waxaa ay baaq ka soo saaren shacabkii Ku Barakacay Dagaalii Dhumay waxayna sheegen in loo baahan yahay in gurmad dagdag ah lala Soo gaadho shacaka Deegaanaasi oo xaalad halis ah ku jira islamaraana xiligan oo qaboobe ah wadhan dhul banaan ah,
41 total views, 2 views today