Deg Deg Daawo Sawiro:Madaxweyne Cagjar Oo Koonfurta Sool Gaadhsiiyay Deeq Xoog Badan,

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa deeq Soo gaadhsiiyey gobolka Sool .

Deeqdan ayaa loogu tala galay dadka dhibaatadu ka soo gaadhey dagaal beeleedka Koonfurta Sool.

Gurmadka uu Shacabka SSC U fidiyay madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa Noqonaya Mid Taariikhi ah Oo muujinaya Walaltinimada uu u hayo shacabka Deegaanka SSC,