Musharax Siciid Dani oo kamid ah Xubnaha U ordaaya xilka Madaxweyne nimo ee puntland ayaa si kulul uga hadlay Ciidankii ka soo baxay jiida Tukaraq ee Qabsaday Garoonka diyaaradaha Garoowe.
Halkan Ka Daawo Video
Musharax dani waxaa uu ciidanka ugu baaqay inay Ka fogaadan Ku Milanka Siyaasada loonagana baahan yahay kaliya ciidanka inay difaaca ku jiran