Daawo Video::-Layaab leh Bajaaj Laga Dhigay Diyaarad Hawada Ku Socota.
Waa Muqaal laga Soo Duubay Dalka Hindiya Oo gaadiidka yaryar ee Loo yaqaan Bajaajta Ama Tigta oo somalidu Bas ahaan u isticmaasho ayaa markii ugu horeesay Dalka Hindiya oo Ah Wadanka Soo saara Gadiidkaasi waxaa lagu Soo Bandhigay Bajaajta oo Hawada sare Ku Soconasa.
Halkan Ka Daawo Video
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.