War Deg Deg Ah:Ciidankii Ka Soo Baxay Tukaraq Oo La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Garoowe,

Sida Khaatumonews.com Idiin Kusoo Gudbinay Wararkii Hore waxaa saaka Ka soo Baxay Jiida Hore Dagaalka Tukaraq Boqolal kamid ah Ciidanka Difaaca Puntland.

 

Ciidankan Oo Ku Hubaysan gaadiidka Dagaalka ayaa Goordhaweyd Soo galay magaalada Garoowe Caasimada Puntland.

 

Sida Hada wararku Nagu Soo gaadhayan Ciidankan waxaa ay La wareegen Garoonka Diyaaradaha Garoowe.

 

Majiran wax faahfaahin intaas dheer oo ka soo baxaya Ciidadkan Ka Cabanaya Mushahaar la aanta e eGaroonka La Wareegay.