Waxaa Maanta Soo gaadhay Magaalada Garoowe Xoghayaha Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya iyo Wefti Balaadhan u Hogaaminaayo kaaso Kulan La Qaatay madaxweynaha Puntland C/wali Gaas.
Halkan Ka Daawo Video
Markii Uu Soo Dhamaaday Kulanka Ergayga iyo madaxweyen Gaas waxaa Warbaahinta La hadlay oo Faahfaahin ka Bixiyay Arrimaha laga Hadlay C/wali gaas.
‘Waxaanu Ka wadahadalnay Arrimaha Maamulada iyo dawlada Amniga dhaqaalaha ama deeqaha caalamku siiyo somaaliya iyo Xaalada Soomaalia‘ayuu yidhi c/wali gaas.
Isku Soowada Duubo ergaygan ayaa Hore Kulamo Noocan oo kale ah ula soo qaatay Madaxda Koonfur Galbeed iyo Jubland.