War Deg Deg Ah:;-Ciidankii Ugu Badna Ee Puntland Oo Jiida Ka Soo Baxay.
November 3, 2018
Waxaa Hada jiida Hore Dagaalka ka soo baxay Ciidamo aad U Badan oo a Tirsan Ciidanka Difaaca Puntland Oo Mudo Lix Bilood ah Ku jirayy jiida.
Ciidankan ka soo baxay Jiid aDagaalka ayaa Ka Cabanaya Mushahaar La aan iyo arrimo kale Oo badan.
Dhanka Kale warar ay Si Hoose Ku helayso khaatumonews,com ayaa sheegaya in Ciidankan ka soo baxay jiida Ay lug ku leeyihiin Xubno Siyaasiyiin ah oo Doonaya Fashilinta Xukumada Gaas.
Lasoco Khaatumonews.com