Deg Deg:Haween Dhigay Mudaharaad Ka Dhan Ah Ragoodo Ku Fashilmay Hawsha Guriga.

Boqollaal haween ah ayaa isugu soobaxay waddooyinka Nairobi. Waxayna ka cabanayaan raggooda oo gudan waayey waajibaadkii laga rabay.

 

“Raggeennu waqti badan ayey ku lumiyaan baararka waxayna yimaadaan guryaha iyagoo aad u tabar daran oo xataa aan Jiir dili karin“Mid ka mid ah haweenka ayaa sidaas tiri.

 

Isku Soo baxan ka Dhacay caasimada kenya ayaa Ah mid Aan hore Looga Baran Kuna Cusub Indhaha Shacabka kenya Kuna  ah fashill Raga.