Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Hadal Nahdil Ku Ah Sharafta Beesha Dhulbahante Ku Hadaaqay Hada,!

Hogaamiyaha Maamulka isaaq ama Somaliand Muuse Biixi cabdi ayaa maanta Isagoo ka qeyb galay xaflad Ay Ciidanka Booliska Hargayysa ku Dabaaldagayan waxaa uu Halkaasi Ka yidhi hadall Meel Ku Dhac ku ah beesha Dhulbahante iyo Guud ahan Madaqa SSC.

Halkan Ka Daawo Video

Muuse Biixi oo ay ka muuqato sida uu uga xun yahay Nabadeenta Beelaha Dhulbahante Gaar ahaan Qayaad iyo bahrarsame islamarkaana ay u tahay guul daro maamuliisa in uusan wax samayn ah Ku lahayn Nabada hada socota waxaa uu si cad u shegay in uu soo diraayo ergo Isaaq ah iyo Ciidamo.

 

Hadalka Ugu yaabka badna ee Muuse Biixi  ku baahdilaayo Dhulbahante ayaa Ahaa in uu  yidhi Ergada nabada wada ee isaga kala timid Gobolada Dalka soomaaliya iyo Ismaamulka somalida itoobiya waxaa ay marti u yihin somaliland,! iyadoo aan lagaraneen meeshay martida ugu noqden,

 

Isku Soowada Duubo maamulka SNm ayaa Si Cad waxaa uu ugu dadaalaya in uu Fashiliyo nabada islamarkaana waxaa uu wada Qorshe Lagu Dhabar jabiyo Nabada isagooo kala dagaalamaya Ergada daacada ah  in ay U Madax banaanadan Hawshan.

Khaatumonews.com