Wararkeeni Shalay Saanu idiin kusoo Gudbinay waxaa Magaalada laascaanood Soo gaadhay Xubno kamid ah Maamulka SNM Kuwaaso u Soo Diray Hogaamiyaha SNm muuse Biixi cabdi Si ay U Furfuran Waanwaanta iyo nabada beelaha Qayaad iyo Bararsame Laga dhex wado
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Kooxdiii Shalay soo gaadhay laascaanood waxaa ay maanta Kulan la qaaten Horgal Gargaar oo maamulka SNm Uga ah Wakiil ama Badhasaabka laascaanood kaaso kamid ahaa Shaqsiyaadkii ka Danbeeyay Weerarkii Dhumay.
Xildhibaanada Muuse Biixi Usoo Diray Xaalada Dhumay Inay La shiran Ninkii fudeedshay Weerarkii Dhumay waxaa ay markhaati u tahay In Ay Qeyb Libaax leh Doonayan in ay ka qaatan Hurinta Colaadan,
KHAATUMONEWS.COM