Deg Deg Daawo Video:Ina Xaabsade iyo Isimo Gaadhay Deegaanka Kalabaydh,
November 2, 2018
Waxaa Deegaanka Kalabaydh Ee Gobolka Sool Gaadhay Wefti Balaadhan oo ka kooban Isimada Gobolka Nugaal ee Puntland Kuwaaso U Hogaaminaayo Islaan Ciise.
Halkan Ka Daawo Video
Ergada Waxaa Kalabaydh Ku Soo Dhaweeyay Beesha Bahrarsame Waxaana ay kala Hadlen Colaada Ka Aloosan Koonfurta Sool.