Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi 13 Xubnood Khalkhal galiya Nabada Koonfurta Sool Soo Diray.Iskana Dhaga Maray Digniintii Isimada SSC.

Hogaamiyaha Maamulka SNM Muuse Biixi Cabdi ayaa Xubno Kamid ah maamulkiisa Usoo diray Xaalada Nabadeenta Koonfurta Sool.

Halkan Ka Daawo Video

Muuse Biixi ayaa 13 Xubnood oo Khalkhal Galinaya Hawshan Soo diray.

 

Waxaa Xusid Mudan In Ergada gacanta ku haysa hada nabadeenta beelaha Qayaad iyo Bahrarsame ay Uga digen maamulka SNm in u wax Faro galin ah ku yeesho Hawshan