Waxaa maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo Xaflad balaadhan oo lagu taageerayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ahna musharax u taagan xilka madaxweynenimo ee Koonfur Galbeed.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Sidoo kale Xaflada waxaa lagu Cambareeyay Dawlada soomaaliya oo lagu sheegay inay halis ku tahay jiritaankka Maamulka Koonfur Galbeed.

 

Si Kastaba ha Ahaate  17 Bishan ayaa Lagu wadaa in Magaalada Baydhabo ay Ka Qabsoonto Doorshada  Madaxweyne Nimo Ee Koonfur Galbeed,