600 Deg Deg Dhagayso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Maamulada Dalka. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Dhagayso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Maamulada Dalka.

Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed ayaa eedeyn u jeediyay Madaxda dowlad goboleedyadda dalka ka jira.

Halkan Ka Dhagayso

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay in hoggaamiyeyaasha maamulada ay ku fashilmeen in adeegyadda muhiimka ah ay gaarsiiyaan bulshadda ay maamulaan sidda Caafimaadka, waxbarashadda iyo Aruurinta Canshuuraha.

 

Farmaajo ayaa tilmaamay in maamulada ay ku mashquulsan yihiin Siyaasadda Arrimaha dibadda oo aysan waxba ka khuseyn, waxaana uu tilmaamay in tahay wax lala yaabo.

 

Waxaa uu sidoo kale xusay in Madaxweynayaasha maamulada sidiiso kale ay doonayaan in ay la kulmaan Madaxda Caalamka ,taasina aysan aheyn muhiim.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...