Musharax Jabiye oo kamid ah Musharixiinta u Ordaaya xilka madaxweyne nimo ayaa maanta si balaadhan loogu soodhaweeyay caasimada Garoowe.
Halkan Ka Daawo Video
Musharaxan oo Lagu Tuhunsan yahay in dawlada Soomaaliya soo carbisay ayaa magaalada la soo galay gadiid aan xabadu karin.