Waxaa Deegaanada Koonfurta Sool gaar ahaan Saaxdheer Dhumay Kalabaydb Dharkayn ku qulqulaaya Ergooyin aad u badan isaga kala imaanaya deegaanka soomaalida,
Halkan Ka Daawo Video
Garaadka saleebaan Buraale oo caawa La hadlay warbaahinta waxaa uu sheegay in hawshu marayso meel aad u wacan islamarkaana isimada dhulbahante iyo guud ahaan dadki hore u galay hawsha qayaad iyo bahrarsame aysan hawshan hada galayn dibad joogna ka yihiin kaliya hawshan ay galayan isimada iyo ergada kale aan Hore u galin ee Gobolada Garoowe,Mudug.Jigjiga.Xamar,
Isimada ka yimid Ismaamulka Jigjiga ayaa ka kooban 15 Isim sida u sheegay garaad saleebaan buraale islamarkaana waxa ay hormuud u yihiin nabadeenta ,