600 Deg Deg Daawo Sawiro:Qaraxii Ka Dhacay Maanta Muqdisho. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro:Qaraxii Ka Dhacay Maanta Muqdisho.

Waxaa goordhaw qarax loo maleenayo in uu yahay mid gaari lagu soo xiray uu ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan agagaarka Isgooska Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Goobjooge ayaa noo sheegay in qaraxa uu ka dhacay laamiga dhinaciisa gaar ahaan xarunta Daacad Car Care , waxaana qaraxa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nuuca loo yaqaan qooqanta oo goobtaasi yaalay.

Qaraxan ayaa la sheegay in uusan khasaaro nafeed ka dhalan , waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay soo gaaray ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya oo baaritaano ka sameeyay goobaasi.

Laamaha amaanka ayaan wali ka hadlin qaraxan gaariga lagu soo xiray ee ka dhacay Muqdisho, waxaana inta badan gaadiidka Qooqanta isticmaala masuuliyiin dowlada iyo saraakiisha ciidanka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...